Daawo:-Ardayeda Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Fariin U Diraya Madaxwayenaha Somaliland

Ardeyda wax ka barata Dugsiga  Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ayaa fariin u diray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo, waxaaney ka codsadeen inuu ka caawiyo dhanka gaadiidka iskuulka, madaama oo uu iskuulku ka durugsan-yahay magaalada Hargeysa oo ma saafo loo socanayo.