Daawo Beesha Degta Degaanada Arabsiyo,Agabar iyo Allaybaday oo tageero laxaadleh umuujiyey Musharax Muuse Biixi Cabdi

Hargeisa(GNN):-Shir labadii maalmood ee udanbeeyey Magaalada Hargaysa gaar ahaan hotel Crown uga socday Beesha Bahabar Aadan (Jibriil Abokor)  shirkaasi oo beeshan degta Arabsiyo,Agabar,Allaybaday iyo ilaa xeebta  ayaa ajan daha ugu wayni ahaa sidii loo tageeri lahaa Xisbiga talada dalka haye ee Kulmiye ,garab buuxana loo siin lahaa Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Muj Muuse Biixi Cabdi

Waxaana halkaasi ka hadlay Cuqaasha ,Siyaasiyiinta ,Aqoonyahan ,Ganacsato iyo haween

Kuwaaso  hadalka iska daba maray sidii Gacan tageero oo muuqata loo siin lahaa Musharax Muuse Biixi Cabdi