Daawo:– Guurtida Somaliland Oo Fariintii Abid Ugu Adkeyd Hawada U Mariyey Saddexda Xisbi Qaran

Hargeisa(GNN):-Gudida joogta ah ee golaha guurtida Somaliland oo maanta shir’jaraa’id ku qabtay xarunta aqalka Golaha Guurtida ayaa fariin adag hawada u mariyay saddexda xisbi qaran eek u tartamaya jagada madaxtinimada ee dalka.

Waxaaney xisbiyada siyaasada ee Somaliland u soo jeediyeen inaanu kursigu laba masuul wada qaadi Karin ee uu mid uun qaadi karo, islamarkaana loo baahan yahay in kii ku soo baxa loo hanbalyeeyo nabad-galiyadana la ilaaliyo

Halkan Ka Daawo.