Halkan ka Daawo-Munaasibada Xuska 33-Guurada Maalinta Shuhadada SNM Oo lagu Qabtay Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Munaasibada Xuska 33-Guurada Maalinta Shuhadada SNM ayaa maanta ka dhacday magaalada Hargaysa gaar ahaan hoolka shaqaalaha dawlada ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan  Xukuumada iyo Mujaahidiintii Ururkii SNM.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.