DAAWO Madax-dhaqameedka Gobolka Hawd Oo Ka Hadlay Khilaaf Cakiran Oo Soo Kala Dhex Galay Madaxwaynaha Jabuuti Iyo Ganacsade Geelle Arab madax-dhaqameedka,waxgaradka iyo haldoorka gobolka Hawd ayaa ka hadlay khilaaf cakiran oo soo kala dhex galay dawlada Jabuuti iyo ganacsadaha shirkada SBI COCOLA ee Axmed Cismaan Geelle Arab. : 276