Dhacdo ugub Ah “Ma Tukan Kartid Salaada Waa Amar” Muwaadin Shaqadiisa Ku Waayey Cibaadada Muslimiinta Lagu Faral yeelay.

Halkan Ka Daawo-Dhacdo ugub Ah “Ma Tukan Kartid Salaada Waa Amar” Muwaadin Shaqadiisa Ku Waayey Cibaadada Muslimiinta Lagu Faral yeelay.

Muqaalkani Waa Muwaadin U Dhashay Dalka Somaliiland Waxaa Uu Shaqadiisii Ku Waayey Cibaadada Eebe Oo lagu Amray Inaanu Tukan Karin, Kadib markii Uu Buriyey Amarkaasina waxaa Laga Eryey Shaqadiisii Isagoo markaa Dirawal Ama Wade Gaadhi U Ahaa Mid kamida Haayadaha Caalamiga Ah ee Dalka Somaliland Gudihiisa Ku Sugan.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992