Sawir Gacmeed La Yaab leh Oo Wiil Dhalinyar Ahi Uu Ka Sameeyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo.

Wiil Dhalinyaro Ah Ayaa Sawir Gacmeedkan La Yaabka Leh Ka Sameeyey Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Waxaana Sida Sawirkani Nagu Soo Gaadhay La Sheegay In Uu Sameeyey Wiil Ku Sugan Gobolada Dhexe Dalka Somalia Walow Anaan Helin Magaciisa Oo Saddexan Oo Aanu Raadin Doono Insha allah.

Sawirka Hore Waa Ka Uu Ka Dheegtay Sawirka Uu Gacantiisa Ku Xardhay.

IMG_74AA77-3C323D-FF3042-11B9DF-70B60C-E7B5F7

Waakan Sawirka Uu Gacantiisa Ku Sameeyey.

21752022_10155456444270630_1866837165379617075_n

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992