Dhacdo Cusub-Hargeisa Nin Sixiroole Ah oo Dhac U Gaystay Meherado Waaweyn Oo Ku Yaala Suuqyada Caasimada.

Hargeisa(GNN):-Magaalada Waxaa Si Weyn Bulshada Ganacsatada Ah U Cabsi galisay Nin Sawiradiisa iyo Muuqaaladiisa Lagu Faafiyey Baraha Bulshadu ku Wadda Xidhiidho, Sawirka Ninkan Oo Muuqaalkiisa Sida Idiinka Muuqata Gadhweyn leh Ayaa Qaar kamida Meheradaha hargeisa Ka Sameeyey Dhacdooyin Aan hore Uga Dhicin Magaalada Hargeisa.
Magaalada Hargeisa Xaafada jigjiga yar oo ka Tirsan Degmada 26 june ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa uu ninkani sixiray gabadh meherada haysatay waxaana sida muuqaalkan aad ku daawan doontaan ay ku wareejisay dhammaan wixii yaalay hanti lacag ee meherada, sidoo kale xidhibaan dogox oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka hargeisa ayaa bartiisa facebook soo dhigay xalay in ninkaasi uu dhac u gaystay Dukaan uu Ku leeyahay Magaalada Hargeisa.

23414435_895708693927283_2134329475_n

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992