Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Shaaciyey Laba Gudi Oo Loo Kala Dirayo Gobolada Barriga iyo Galbeedka Somaliland +Arrimaha Ay Ka Shaqayn Doonaan.

Hargeisa(GNN):-Shir-gudoonka Golaha Guurtida ayaa fadhigoodi maanta waxaa ay ku sheegeen in ay iska soo xuleen laba gudi oo ka kooban lix iyo toban xubnood kuwaasi oo u kala bixi doona gobolada bariga iyo galbeedka Somaliland.
Halkan Ka Daawo