Halkan Ka Daawo-Wafti Ay Hogaaminayaan wasiirada Beeraha iyo Warshadaha Somaliland oo Kormeero Ololaha Xisbiga Ah Kusoo Maray Deegaanada Xuduudka Ethiopia.

Halkan Ka Daawo-Waftiga Labadan Wasiir Ay Hogaaminayeen Wasiirka Wasarada Warshada Somaliland Shacayb Maxamed Muuse iyo Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Mudane maxamed Aw Daahir Ayaa Kormeero Bulshada Lagu Wacyigalinayo Kusoo maray Deegano Badan Oo Ku Teedsan Xuduuda Dalka Aynu Jaarka Nahay ee Ethiopia.

Halkan ka Daawo Muuqaalada Warkan.