Halkan Ka Akhriso Liiska iyo Beelaha Ay Kasoo Jeedaan Wasiirada Cusub Ee Xukuumadda Madaxwayne Biixi Soo Magacaabay

Wasiiradan madaxwaynuhu magacaabay oo qaarkood ay kamid yihiin wasiiradii xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ayaa waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa beelaha ay kasoo jeedaan:
1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah:- Beesha Ciise Muuse
2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada :- Beesha Jaamac Siyaad / Dhul Bahante
3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta :- Beesha Samaroon
4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha :- Beesha Reer Daahir / Habar Jeclo
5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga :- Beesha Warsan Gali
6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada :- Beesha Ciidagale
7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada :- Beesha Ciise
8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta :- Beesha Reer Adan / Arab
9. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha :- Beesha Habar Cafaan / Samaroon
10 .Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud :- Beesha Dhulbahante
11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha :- Beesha Habar Yoonis
12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha :- Beesha Jibriil Abakor /Sacad Muuse
13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga :- Beesha Jiriil Yoonis / Makaahiil / Samaroon
14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada :- Beesha Reer Yoonis / Habar Jeclo
15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga :- Beesha Guulane / Arab
16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga L:- Beesha Biciide / Habarjeclo
17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta :- Beesha Makaahiil / Sacad Muuse
18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka ;- Beesha Cali Siciid / Habaryoonis
19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha :- Beesha Nuur Axmed / Dhulbahante
20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta :- Beesha Habarjeclo
21.Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka :- Beesha Ciise Muuse
22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha :- Beesha Habarjeco
23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka :- Beesha Habaryoonis
——————————————-
Beelaha Ay Kasoo Jeedaan Wasiir Ku Xigeenada Xukuumadda Cusub
————————————
1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada :- Beesha Subeer Celi / Arab
2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha :- Beesha Sacad Muuse
3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ;- Beesha Ciidagale
4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha :- Beesha Ayuub
5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada :- Beesha Toljecle
6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta :- Beesha Gabooye
7.Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada :- Beesha Ciidagale
8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka :- Beesha Habar Jeclo
9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka —-