Akhriso:Wasiirka Arimaha Gudaha JSL Oo Xilkii Ka Qaaday Xog-hayaha Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeisa+Sababta

Akhriso:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Xog-hayaha Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeisa+Sababta Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa

uu goor dhaweyd xilkii ka qaadey xoghayihii fulinta ee dawlada Hoose ee Hargeysa Muddane Cali Xassan Cawaale

Wasiirka ayaa waxaa uu xilkaaasi u magacaabey masuul lagu magacaabo Axmed Yoonis Aadan Mire ( Juxa ) Arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili mudoyinkii ugu danbeeyey uu khilaaf xun ka dhex jiray maayarka iyo xoghayaha fulinta

Gabiley.NET