Daawo: Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Salaadii Jimcaha Ee Maanta La Tukaday Dadwaynaha Reer Hargaysa

Madaxwaynihii hore Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta salaadii jimcaha Masjidka Cumar Cismaan kula tukaday Dadwaynaha Magaalada Hargaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992