HAMBALYO. MEHER WACAN

Dhamaan Ehelka iyo Asxaabta Kala ah
Aabo Col/Cumar Dagaal Dhimbiil,Hooyo Sacaada Muxumed iyo Walaalo Saado Cumar Dagaal,Sacdiya Cumar Dagaal,Ayaanle Cumar Dagaal,Xareed Cumar Dagaal,Dalal Cumar Dagaal,Maxamed Cumar Dagaal.
Aabo Good Muuse Sugaal,Hooyo Aamina Maxamed.Waxay Hambalyo Kal iyo Laaba u Dirayaan Meherka
Aqoonyahan:Mustafe Cumar Dagaal
                              Iyo
Drs:Muna Good Muuse.
Oo Maanta Meherkoodu ka Qabsoomay Magaalada Hargeysa Gaar ahaan Hotel Crown.
         Hambalyada Asxaabta:
Waxa kale Oo iyaguna Halkan Hambalyo Aan la soo Koobi Karin ka Diraya Asxaabta kala ah:
1-Saxafi:C/naasir Guray Meecaad.
2-Maxamed Guuleed Riiraash.
3-Xasan  Cumar Nuur.
4-M/khadar Maxamuud Barkhad.
5-Sayid Ibraahin Xirsi.
6-C/laahi Maxamed Axmed.
7-Maxamed Cabdi Aadan.
8-C/Casiis Daahir Xuseen.
9-Yaasiin Muxumed Warsame.
10-C/wahaab Axmed Sh.Yoonis.
11-C/qaadir Ismaaciil Yoonis.
12-Axmed Maxamuud Aw Dahir Cumar
Waxay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan
Aqoonyahan:Mustafe Cumar Dagaal
                            Iyo
Drs: Muna Good Muuse.
Oo Maanta Meherkoodu ka Qabsoomay Magaalada Hargeysa Gaar ahaan Hotel Crown.