Madaxweynaha JSL oo maanta kulan qado sharaf ah u sameeyey dhalinyaradii UFO, ee doorka weyn kulahaa halgankii dalka lagu xoreeyey

Hoos Ka Daawo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta kulan qado sharaf ah u sameeyey dhalinyaradii UFO, ee doorka weyn kulahaa halgankii dalka lagu xoreeyey oo aan muddo 36 sanno ah kulan isugu iman