Warbaahinta Al Jazera Oo Sheegtay In Somaliland Hakisay Saldhig Military Oo Imaraadku Ka Dhisanaayey Magaalada Berbera.

Djabouti(GNN):- Warbaahinta Al Jazera ayaa waxaa ay qortey war sheegaya in Dawlada Somaliland ay hakisay dhismaha saldhig Military oo dawlada Imaraadka carabtu ka dhisaneysay magaalada Berbera

Al- Jazera ayaa sheegtay in arimaha la isku khilaafay ay ugu mihiimsan tahay jidka Berbera Corridor oo isku xidhaya Berbera iyo Wajaale oo imaaradku sheegay inaanu tunka u wada ridan karin dhismaheeda

Sidoo kale Warbaahinta Al Jazera ayaa tilmaantey in arimahaasi uu Dubia u joogo wasiir ka tirsan xukuumada Somaliland kaas oo ah wasiirka arimaha dibada Md Sacad Cali Shire

Halkan Guji Oo Akhriso Warkan