Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Maareeyihii Tvga Qaranka iyo Madaxii Wargeyska Dawan+Masuuliyiinta Loo Magacaabay.

Hargeisa(GNN):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxa ayaa waxaa uu  xilkii ka qaadey masuulyiin badan oo ay ka mid yahiin maareyihi telefishanka qaranka Somaliland Md Khadar Maxamed Kacule iyo Maareeyihii Wargeyska Dawlada ee Dawan Sayid.

Wasiirka ayaa waxaa uu Maareeyaha Telefishanka Qaranka u magacaabey mulkiilaha Wargeyska Ogaal Muuse Jaanbiir halka uu maareeyaha Wargeyska Dawana u magacaabey Maxamed Axmed Jaamac oo ahaa mulkiilihiiwargeyska Hubaal

 

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu magacaabey agaasime waxed-yada kala duwan ee wasaarada warfafinta

 Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

No automatic alt text available.

Halkan Hoose Ka AKhriso Masuulyiinta Xilka Laga Qaadey

No automatic alt text available.

Gabiley News Network

Hargeisa Somaliland