Daawo Maayerku Xigeenka Degmada Gabiley Oo Kabaha La Dulmarey Maamulka Somalia Soona Dhaweeyay Heshiiska Dp World La Gashey Somaliland

Gabiley(GNN)Maayerka ku Xigeenka Degmada Gabiley Abdi Yuusuf Daahir  Oo Uwaramayay Warbaahinta Ayaa Weerar Adag Ku Qaadey Maamulka Somalia Oo Baryahan Danbe Gardaro Cadaana Ku Wada Madaxbanaanida Somaliland,Cabdi Yuusuf Goole Ayaa Si Kulul Uga Jawaabaya Hadalo Kaso Yeedhay Qaybo Ka Mida Xildhibaanada Baarlamaanka Somalila ,Kuwaasi Oo Kaso Horjeeda Heshiiska Sadex Geesoodka Ah Ee Dp Word La Gashey Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE