WARARKA




Daawo Qoys Danyara Oo Hoyga Ay Ka Deganaayen Gabiley Ka Gubtey Oo Guri Cusub Loo Dhisey Deeq Lacagana La Gudoonsiiyay Iyo Ururka Himilo Oo Kaalin Fiican Ka Qaatey

Gabiley(GNN)Hooyo Maryan Ismaacil Qalinle ย Waa Hooyo Todobaado ย Ka Hor Uu ย ย Ka ย Gubtey Hoyga Ay Magaalada Gabiley Ka Degenayd Kadib Markii La Baahiyay Vido Muujinaya ย ย Masiibada Ku Habsatey Hoyadan Oo Afar Caruuro Agoona Haysta, ย Ceelna Oqodneyn Cidna Umaqneyn, Sido Kale Maย  Jiraan Wax Umiciina, Waxa Durtadiiba Kaoo s Jawaabay Dad Muxsiniina Oo Jecel Khyrkaย  Iyo ย Kaalmada ย Dadka La Tacaalaya Mawjadaha Nolosha ย Ee Masiiboyinku Ku Habsadaan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Waxana Geetsa Kale Oo Dhisay Laba Maqsin Oo Jiingada,Dadka Muxsiniinta Ah Ee Soo Gadhsiiyay Deeqdan Ayaa Ku Kala Nool ย Daafaha Dunida Sida Qurbaha Iyo Wadankaba,Waxeyna ย Uso Wakiishen Qaar Ka Mida Ururka Samafalka Ah Ee Himilo Oo Iyaguย  Soo Ururiyay Deeqdan, Waana Urur Samafala Oo Dar Illaahay Ugu Midoobey In La Caawiyo Dadka Danyarta Ah Ee Ka Aradan Adeegyada Aaasaasiga Ah Ee Nolasha,

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE