Daawo Shaqaalaha Shirkada Telesom Laanteeda Magaalada Gabiley Oo Siwayn Uga Qaybqaadatey Maalinta Ololaha Nadaafada Ee Laga Fuliyay Magaalada Gabiley

Gabiley(GNN) Shaqaalaha Shirkada Laydhka Sompawer Ee Magaalada Gabiley Gabiley(GNN)Shaqaalaha Shirkada Telesom Ee Magaalada Gabile Ayaa Ka Qaybqaatey Maalinta Ololaha Nadaafada Ee Laga Fuliyay  Magaalada Gabiley Shaqaalaha Shirkada Telesom Oo Aan Ukala Hadhin In Deegaaka Laga Nadiifiyo Wasakhda Iyo Xashiishka Si Deegaanka Looga Yagleelo Deegaan Badqaba,Waxey Ka Mid Ahaayeen Shaqaalaha Ugu Firfircoona Ee Nadiifinayay Goobaha Uu Qashinku Buux Dhaafiyay Waxana Horkacayay Maamulaha Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Laanteeda Magaalada Gabiley Maxamed Xaashi Aw Jaamac Shirkada Ayaa Geesta Kale Biyo Uso Qaadey Dadkii Ololaha Nadaafada Ka Shaqeynayay Madama Qoraxdu Kululeyd,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE