Daawo Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Shirkada DB World Jawaab Kululna Siyay Somalia

Gabiley(GNN)Wasiirki Hore Wasaarada Warshadaha Somaliland Shaceyb Maxamed Muuse Oo Wareysii Gaara Siiyay Shabakada Wararka Gabiley News Newtork  Ayaa Xisbiga Waddani Ku Dhaliilaya Inuu Kaso Horjeedo Hormarka Baaxadaleh Ee Ka Soconaya Somaliland Siyaasi Shaceyb Maxamed Muuse Ayaa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ku Tilmaamay Xisbi La Mabda Ah Dawlada Somalia Oo  Kasoo  Horjeeda Qadiyada Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE