Gabiley(GNN)iyado Baryahan Danbe Ay Si Isdaba Jooga Raxmaadka AlLEH UgA Da,ayo Gobolka Gabiley Iyo Guud Ahaan Dalka Ayaa ย Hadana Waxa Jira Arqalado Ay Keenayaan Dhibaatooyinka Roobaka Mahiigaanka Ah Ee Da,aya Gudoomiyaha Deegaanka Gogeysa Maxamed Daahir Qalinle ย Iyo Bulsahda Deegaankasi Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Soo ย Bandhigey Xaalada Guud Ee Deegaanka Gogeysa Sido Kale Waxey Wasaarada Beraha Haayadaha Maalgaliya Mashaariicda Beeraha ย Iyo Xukumada Ugu Baaqaya In Wax Laga Qabto Dhibaatada Beeraha Haysta Sida Laagaha Gododka Iyo Waliba Hakin La,aanta ย Biyaha Khasaaraya ย Waxey Geesta Kale Carabaabayan In Hoos Udhac Wayn Ku Yimid Waxsoosaarka Beeraha,Waxeyna Yidhaahdeen,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE