Daawo Laamaha Dawlada Ujooga Gobolka Gabiley Oo Markii Ugu Horeysay Kulan Isbarasho Iyo Dardar Galinta Shaqooyinka Ah La Yeeshay Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN)Iskuduwayaasha Laamaha Dawlada Ee Gobolka Gabiley  Ayaa Kulan Isbarasho Ah La Qaatey  Badhaasbka Cusub Ee Gobolka Gabiley Maxamed Cisman X.AxmedKulankan Ayaa Daarnaa Dardargalinta Hawlaha Qaranka Iyo In Loo Adeego Bulshada Si Loo Mahadiyo Xukumada, Kulankan Ayaa Qaybka Ah Kulamada Looogu Diyaargarbayo Xuska Maalinta 18 May, Masuuliyiinta Laamaha Dawlada Ee Kaso Xaadirey Kulanka Ayaa Dhaamntood Muujiyay Hanaanka Kalsoonida Ah Ee Loogu Adeegayo Shacabka Sido Kale Waxey Haasta Ka Xariiqeen In Xuska 18 May Loo Sii Diyaargaroobo Si Loo Muujiyo Wadaninimo,Badhaasbka CUsub Ee Gobolka Oo Madasha Ka Hadlay Ayaa Faahfaahiyay Ujeedka Kulankan Ah Kii Ugu Horeeyay Uu Masuulka Gobolka Ugu Sareeya La Qaato Laamaha Dawlada Ujooga Gobolk Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE