Hanbalyo Aroos Farxad Leh”Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Farduus Xaashi Cumar”

Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo), Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdishakuur Muxumed Heersare, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), CabdiqaadirAadan Carab,  Cabdiraxmaan Isbatoore, Cumar Maxamed Faarax, Faysal Xiis Weerar, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Naasir Aadan Nawaa, Maxamed Taajir, Khadar Macalin Deeq, Najax Aaden Cunaaye, Cabdiqani Asparo, Sacad Muuse Cabdi, Maxamuud Cali Walaaleeye.

***         ***          ***

Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Maxamed Axmed Jaamac (Calooley),  Saciid Maxmed Askar, Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Xamse Cali Bulbul, Axmed Cismaan Almis, Cabdicasiis Cali Nuur, Maxamed Cabdi Boosh, Muniir Axmed Cigaal, Cali Jaamac Maxamed, Siciid Khadar Cabdilaahi,  Siciid Cawil Axmed, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Ismaaciil Xuseen Farjar, Cumar Seerbiya.

***         ***          ***

Mustafe Cumar Geeddi, Maxamed Saleebaan Cumar, Cadiraxmaan Nuux Hiiraan, Shiine Cilmi Kaahin, Maxamed Guraase, Axmed Saki Daahir Xasan,  Xamse Cali Wacays, Ibraahin Cabdiraxmaan Qaasim, Cali Mahdi Jibriil, Barkhad Ladiif Cumar, Mustafe Cabdi Cali (Kalshaale), Caydaruus Geeddi, Xasan Maal Dhidar.

Dhammaan Suxufiyiintaasi waxay hambalyo AROOS Wacan u dirayaan

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

                 Iyo

Farduus Xaashi Cumar

Oo habeenkii xalay oo ku beegnayd 15-ka bisha April 2018 Aqal-galkoodu ku qabsoomay Magaalada Hargeysa. Waxa ay Lammaaha Eebbe uga baryayaan inuu ka dhigo Qoys Nolol Badhaadhe ah  wadaaga, Ubad kheyr qaba oo diintooda, dalkooda iyo Dadkooda anfacana kala siiyo. Aamiin… Aamiin. Alleh Ha Aqbalo.