Daawo-Boqor Buurmadow Oo Baaq Nabadeed Ukala Diray Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Puthland +Jawaab uu C.wali Gaas Ka Bixiyey Madashii.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud  Buurmadoow oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland oo kaga qaybgalay Caleemo saarka beeldaajiye ka soo jeeda Puntland oo lagu Caleema Saaray Degmada Carmo ayaa hadal uu ka jeediyay munaasibada caleemo saarka ah waxa uu fariimo kala duwan udiray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas oo isagu xiligan ku sugnaa madasha isla markaana ka jawabay hadalkii buur madoow . Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka.