Daawo Bulshada Deegaanka Lafta Yalda Oo Dhibaatooyin Soo Gaadhsiiyeen Laagaha Iyo Gododka Ka Dilaacaya Beeraha Deegaankaasi Iyo Cabashoyin Ay Direen

Gabiley(GNN)Iyado Baryahan Danbe Ay Marba Marka Ka Danbaysa Ay Sii Siyaadaso Khasaaraha Ka Dhalanaya Roobabka Mahiigaanka Ah Ee Ka Da,aya Gobolka Gabiley,Oo Aynu Ku Jirno Bilawga Curashada Guga , Ayaa Roobabkaasi Waxey Saamayn Balaadhan Ku Yeesheen Habsami Socodka Hanaanka Beero Qodotada Ah Ee Deegaanada Gobolka, Waxa Soo If Baxaya Dhibaatooyin Iyo Cabashooyin Ay Soo Dirayaan Dadka Ku Guda  Jira Hanaanka Beeraha Iyo Dalagyada, Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Deegaanka Yalda Waxey Dhitaabo Ka Haysataa Laago Waawayn Oo  Soo Baabiiyay Beero La Falanayay Imikana Sooba Gaadhaya Beero La Munaafacaadsado Muuqaalka Guud Wuxu Noqdey  Gabihaanba Jeex Jeexyo Iaago Iyo Waliba Godod Waawayn Waxa Noocan  Isku Badaleen Beerihii, Waana Arin Marooro Dilaaceenadaleh Maadama Ay Niyad Jabwayn Ku Tahay Dadka Xoolo Dhaqatada Ah Ee Nolo Maalmeedka Kala  Soo Baxaya Beeraha Iyo Iibinta Saraca,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Wasaarada Beeraha Ayaa Gabihaanba Ka Warhayn Dhibaatooyinka Laxaadlkaleh Ee Soo Gaadhay Deeenka Yalda Waxey Umuuqata In Layskaba Ilaaway Deeganadan Oo Anay Helin Waajibaadkii Ay Qaranka Ku Lahaayeen Taasina Waa Keenaysa In Bulshadu Ka Niyad Jabto Nidaamka Beero Qodashada  Waana Arin Saameysay Bulshada Deegaanka Yalda,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE