Daawo Dadka Deegaanka Bus Ee Gobolka Gabiley Ayaa Sheegay In Aanay Hoosba Usoo Eegin Gobolka Ayka Tirsanyihiin Waxeyn Baaq Udireen Xukumada

Gabiley(GNN)Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Bus Ee Gobolka Gabiley Ayaa Ka Cabanay Biyo La,aan Iyo Adeegyada Caafimaadka Oo Gabi Ahaanba Maqan Waxeyna Xukumada Ugu Baaqeen In Wax Laga Qabto Baayihaa Aasaasiga Ah Ee Caafiamadka Iyo Biyhu Ugu Horeeyaan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNESNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE