Daawo Deegaanka Ijiwaaji Oo Roobabka Mahiigaanka Ah Ay Soo Gaadhsiiyeen Dhibaatooyin Laxaadleh Kana Baabiiyeen Dalagyadii Iyo Balayadii

Gabiley(GNN)Iyadoo Roobabku Ay Yihiin Nimcada  Uu RaxmaanKu Ku Maneysto Aaadamaha Ayaa Hadana Waxa Jiro Arqalado Ay Keenaan Roobaabkaasi, Deegaanka Ijiwaaji Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley Waxa Ka Da,ay Roobab Waaweyn Oo Mihaagaan Ah Waxey Dhibaatooyin Baahsan Soo Gaadhsiiyeen Bulshada Beero Qodotada Ah Ee Deegaana Ijiwaaji, Waxey Roobabkaasi  Dhaawaceen Balayadii Loo Isticmaalayay Waraabka Beeraha Iyo Dalagyadii Aykaso Go,ayeen Saraca Kala Duwan,Waxana Ka Dilaacay Beerihii Godod Arqaladeyay Hanaan Falashada Beeraha,Bulshada Deegaanka Ku Dhaqan Ee Ah Beeroqotoada Ayaa Mar Ayla Hadleen Warbaahinta Waxey Walaac Ka Muujinayaan Dhibaatooyinka Isaso Taraya Ee Ka  Dhalanaya Roobabka Guga Ee Ka Curanaya Deeganka Ijiwaaji,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE