Daawo Dhalinyarada Wajaale Oo Ka Cabanaya Shaqo La,aan Baahsan Sheegayna In Shaqooyinkii Jirey Kooto Loogu Xidhey Ururo Kale Waxeyna Baaq Udireen M/Wayne Muuse Biixi

Wajaale(GNN)Dhalinyarada  Magaalada Wajaale Ayaa Cabasho Balaadhan Ka Muujinaya Shaqo La,aan Baahsan Oo  Ka Jirta Magaalada Wajaale,

Dhalinyarada Magaalada Wajaale Oo Maanta Warbahinta La Hadley Ayaa Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamey In Si  Badheedha Loogu Diidey  In  Sharciyadii  Wasaarada Arimaha Gudaha Ubaneysay Dhalinta Ee Ahayd ,In Uu Shaqeeyo Xafiiska Ayku  Laahyeen Magalada Wajaale Loo Diidey Oo Kooto Loogu Xidhey Ururo Kale, Waxey M/Wayne Muuse BiixI  Cabdi Ugu Baaqeen In Uu Waxka Qabto Arimahaasi,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

 

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE