Gabiley(GNN)Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Ayaa Maanta Magaalada Gabiley Kaga Qaybgaley Xaflad Si Balaadhan Loo Soo Agaasimey Oo Ay Xilka Kulakala Wareegayeen Badhasaabka Cusub Ee Looso Magacabay Gobolka Gabiley Iyo Badhaasbkii Hore Ee Gobolka Cagaarran ,Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamud Cabdi Ayaa Si Qoto Dheer Uga Hadlay Ahmiyada Xilwareejinta Oo Uu Ku Tilmamay Sunaha Dawladnimo,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Waxana Madasha Goob Joog Ka Ahaa Wasiiro Ka Socdey Xukumada , Gudoomiyaha Ayaa Sido Kale Tilmaamay In Xilka Lagu Yimaad Qoraalka Alle Oo Kaliya Sido Kalena Wuxu Soo Dhaweeyay Badhasaabka Cusub Wuxuna Sii Sabootiyay Badhaasbkii Hore Ee Gobolka.
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE