Daawo-Maxkmada Dastuuriga Ah ee Dalka Oo Maanta Dhaarisay Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiye Ku Xigeenka Maxkmada Sare Dastuuriga ah ee Somalilamd Garyaqaan Maxamed Cumar Geele Ayaa Maanta Si Rasmiya U Dhaariyey Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Mudane Axmed yuusuf Dirir, Waxaana Hantidhawaraha lagu dhaariyey Xarunta Madaxtooyada Somaliland iyadoo Madaxweynaha Qaranka Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Goob Joog Ka Ahaa.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Oo maanta ay Maxkmada Sare ee Dalku u dhaarisay Xilka Culus Ee loo Magaacaabay Ayaa Waxaa Iyaguna Cod Aqlabiyad Ah Maalintii Shalay Ku Ansixiyey Cod Gacan Taag Ah Golaha Wakiilada Somaliland.
Hargeisa Somaliland
Gabiley News Netowrk
Contactgabileynews@gmail.com