Daawo Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maayerka Gabiley Ku Eedeeyay MusuqMaasuq Iyo Inu Joojiyay Kabkii Dawlada Hoose Siin Jirtey Jaamacada Timacade

Gabiley(GNN)Laba Xildhibaan Oo Ka Mida Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Wareysii Ay Siiyeen Tvga Eryal Waxey Maayerka Degmada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabdi Kuu Eedeyen MusuqMaasuq Iyo Inu Joojiyay Kabkii Dawlada Hoose Siinasey Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

GABILEY OFFICE