Daawo Qoys Haysta Caruur Aan Maqaarka Sare Lahayn Oo Magaalada Gabiley Guri Lix Maqsina looga Dhisey Iyo Wasiirka Wasaaarada Shaqada Oo Xadhiga Ka Jartay

Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ayaa Xadhiga Magaalada Gabiley Kaga Jartay Guri Cusub Oo Lagleelay Qoys Danyara Oo Haysta Ciyaal Kusoo Dhashay Iyagoon Lahayn Duubka Sare Ama Maqaaarka Bili,aadanka Ubadkan Dhibaataysan Ayaan Iska Caabin Karin Cadceeda Qabawga Iyo Dabaysha Daawada Waxad Ogtahay In Maqaarka Sare Uu Bili,aadanka Uu yahay Difaac AaN Laga Maarmi Karin, Qoyskan Danyarta Ah Ee Caruurta Dhibanayaasha Haysta   Waxey Markii Hore Degenaayeen Deegoono Miyi Ah Oo Aanay Ka Helayn Adeegyada Caafimaadka Iyo In La Dabooli Karo Xaaladaha Soo Wajaha Caruurta Bilaa Duubka Ah,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE