Daawo Sariflaha Dhagjar Ee Magaalada Gabiley Oo Soo Kordhiyay Adeegyo Cusub Iyo Macaamiisha Ka Adeegta Oo Ku Amaaney Degdegsiinta Hufnaanta Iyo Aaminaada Lacagaha Iyo Sarifka Uu Bixiyo

Gabiley(GNN) Sariflaha Dhagjar Oo Ku Yaala Magaalada Gabiley Ayaa Soo Bandhigey Adeegyaday Bixiyaan Iyo Hanaanka Casriga Ah Ee Ku Shaqeeyaan,Sido Kale Macaamiisha Ku Xidhan Sariflaha Dhagjar Ayaa Amaanay Qaabka Wnaagsan Ee Uu Ugu Adeego Sida Lacag Dhigashada Daacadnimada Shaqaalaha Iyo Hufnaanta Degdegsiinta Iyo Aaaminada Ee Bulshooy Idunkuna Hore Ugaadha Sariflaha Dhagjar,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE