Wajaale(GNN)Wasiirada Wasaarada Diinta Iyo Aw Qaafta Hawlaha Guud Iyo Guryaynta TICnoolijayada Iyo Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Ayaa Socdaalk Kusoo Gaadhey Degmada Wajaale Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley Waxana Waftigan Socdaalkoodu La Xidhiidhey Ukuurgalka Goobo Laga Yagleelayo Kawaan Cusub Oo Magaalada Wajaale Loo Sameeynayo Waftigan Wasiirada Ah Waxa Qaybka Ahaa Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Oo Isagu Wasiirada Uga Masuul Ah Goobaha Ku Haboon Mashaariicda Loo Hirgalinayo Magaalada Wajaale Oo Ah Magaalo Ganacsiyeed Dadka Qaarna Uyaqaanan Dekeda Qalalan
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Xubnaha Wasiirada Ah Ayaa Ah Gududi Madaxwayne Muuse Biixi Umagacabay In Wajaale Loo Sameeyay Qorshe Magaaleedka Town Balaynka Si Magaladu Unoqoto Mid Bilicleh Misana Ku Haboon Ganacsiga Maadama Ay Tahay Xudunta Ganacsiga Geeska Africa,Gudoomiyaha Wajaale Xaashi Maxamud Cabdi Ayaa Waftiga Wasiirada Ah Uga Warbixiyay Goobaha Ku Haboon Mashiircda Hormarineed Ee Laga Fulinayo Wajaale Wuxuna Gudoomiyuhu Tilmaamay In Wajaale Ka Mid Noqon Doonta Meelaha Ugu Bilicda Fiican,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
WAJAALE OFFICE