Daawo Xildhibaan Golaha Deegaanka Gabiley Ka Tirsan Oo Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ku Eedeeyay Wax Isdaba Marin Iyo Musuq Maasuq Baahsan Kana Hadley Arimo Xasaasiya

Gabiley(GNN)Xildhibaan  Maxamed Amiin Cali Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley  Ayaa Taageero Balaadhan Umiijiyay Xeerka  Ah In Cod Hal Dheeriya Xilka Lagaga Qaadi Karo Maayeerada Dalka Wuxu Si Badheedha U Taageerya   Mooshinka Horyaala In Ay Baarlamaanku Ansixyaan  Ee Qeexaya In   11 Xildhibaan Ay Si Toosa Xilka Uga Qaadi Karaan Maayerada Dalka, Gaasta Kale Xildhibaan Maxamed Amiin Cali Ayaa Tilmaamaya In Uu Jiro Masumaasuq Baahsan Oo Ragaadiyay Degmada Gabiley,Wuxuna Farta Ku Fiiqaya In Mushaarkii  Shaqaalaha Dawlada  Hoose Ee Degmada Gabiley  Anay Qaadan  Mudo Laba Bilooda,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Maxmad Amiin Cal Sido Kale Wuxu Ka Hadley Miisaniyadii Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ay Ansixiyeen Ee 2017 Iyo 2018, Wuxuna Xildhibaanku Wasaarada Arimaha Gudaha Ugu Baaqay  In Ay Soo Faragaliso Hanaankay Ushaqeyso  Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE