War Deg Dega Gudida Doorashooyinka Oo Go,aan Kasoo Saaray Kursi Golaha Baarlamaanka Ka Banaanaday Oo Laysku Khilaafsana Qofka Buuxinaya

Hargaysa(GNN)Gudida Doorashooyinka Ayaa Maanta Soo Saaray Go,aankii Ugu Danbeeyay Ee Ku Aaadan Boos Ka Banaanaday Golaha Baarlamaanka Somaliland Kursigan Oo U Banaanaday Xil Sugayaasha Ka Sharaxnaa Xisbiga Kulmiye Kadib Markii Xuseen Axmed  Caydiid Iyo Maxamed Muuse Abees Ay Isku Qabsadeen In Ay Buuxiyaan Kursigan,

Waxana Maanta Shaaciyay In Kursiga Uu Ku Guuleystay Xuseen Axmed Caydiid Oo Markii Gudida Doorashooyinku Ay Dib Ubaadheen Liiska Xil Sugayaasha Uu Masuulkani Xaq Uyeeshay Inuu Buuxiyi Booskan,

Waxana Loo Gudbin Doonaa Maxkamada Sare Si Loo Dhaariyo

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

HARGAYSA OFFICE