Shirkii Ururka Dawladaha Hoose Ee Somaliland Oo Berbera Lagu Soo Gaba-gabeeyay Iyo Qodobo Ka Soo Baxay

Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Waxaa maanta si rasmi ah loogu soo gaba-gabeeyay Shirwaynihii Ururka Dawladaha Hoose ee Halkaa ka socday, waxaana Shirkan laga soo saaray qodobo Mihiima.

Gudoomiyaha Ururka Dawladaha Hoose oo ahna Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa ka hadlay Shirkan Ururada Dawladaha Hoose ee La Soo gaba-gabeeyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka