Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Hadlay Geerida Xildhibaan Axmed Haybe, Dhambaal Tacsi ah Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada somaliland Baashe Maxamed faarax ayaa ka Hadlay Geerida Alleha,unaxariistee  marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Maanta galinkii Danbe

Gudoomiyaha Golaha ayaa tacsi Udiray shacabka somaliland Golaha wakiilada iyo Qoyskii uu ka baxay Xildhibaan ibraahim Axmed Haybe oo mudo dheer kamid ahaa Golaha Wakiilada Somaliland

Halkan ka Daawo Muuqaalka Gudoomiyaha golaha wakilada ;