War Deg-Dega-Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Alle Ha U naxariistee Waxaa Goordhaweyd Ku Geeriyooday Gudaha Caasimada Hargeisa Xildhibaan ibraahim Axmed haybe Oo ka Tirsanaa golaha Wakiilada Somaliland  kana mid ahaa Siyaasiyiinta Ku Abtirsada Xisbiga Kulmiye.

Xildhibaan Ibraahim Axmed haybe ayaa ahaa Xildhibaanada Deegaan ahaan Laga Soo doorto gobolka Gabiley.

Alle ha u Naxariistee Marxuumka Ayaa Lagu aasi Doonaa Maalinta Barito ah Gudaha Caasimada hargeisa Sida Ay Shabakada Gabiley U Xaqiijiyeen Ehelada marxuumku.