Daawo Gudoomiyihii Hore Ee Ururka Qaranka Now Ee Gobolka Gabiley Ayaa Ka Hadashay Sida Xaafada Laakbarako Ugu Diyaargarawdey Xuska 18Ka May

Gabiley(GNN) Gudoomiyihii Hore Ururka Qaranka Now Ee Gobolka Gabiley Haweeya Cabd Kaahin Ayaa Maanta Mar Ay Gabiley.net Uwarantay Si Qoto Dheer Uga Hadashay Sida Xaafada Laakbarako Ugu Diyaargarawday Xuska Maalinta Qaran Ee 18ka May,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE