Daawo Maayerka Magaalada Gabiley Oo Xafiiskiisa Kaga Warbixiyay Safar Shaqo Oo Uu Ku Joogey Qaar Ka Mida Dalalka Qaarada Europe

Gabiley(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Oo Dhawaanahanba Safar Shaqo Ugu Maqnaa Qaar Ka Miida Dalalka Qaarada Yurub Ayaa Dib Uguso Guryo Noqdey Magaalada Gabiley ,Iyado Safarkiisu La Xidhiidhey Hormarinta Iyo Kobcinta Adeegyada Bulshada Iyo  Isku Xidhka Magalada Gabiley Iyo Magaalo Ka Mida Dalka Sweden Oo La Mataaneeyo  Sido Kale Wuxu Socdaalkiisu Daarnaa In Uu La Kulmo Jaaliyada Somalialnd Gaar Ahaana Jaaliyada Reer Gabiley Kalana Xaajoodo Qaabka Magaalada Gabiley  Looga Hirgalin Karo Hanaanka Casriga Ah Ee Magaalo Uhormarto

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE