M/Wayne Gobolka Gabiley Wuxu Tabey Gudoomiye Ramaax Ee Badhasaabkan Jooga Warba Uma Hayo Gobolka (Abwaan Mukhtaar Yay)

Gabiley(GNN) aBWAAN mUKHTAAR Yey Oo Ka Mida Abwanada Ugu Suugaanta Fiican Gobolka Gabiley Ayaa Mar Uu Ku Sugnaa Deeganada Waxyeeladu Kaso Gaadhey Roobabkii Duufanada Watey Ee Ka Da,ay Gobolka Gabiley Waxa Uu Tilmaamey In Gobolka Gabiley Uu Tabey Badhaasbkii Hore Ee Ramaax Badhaasbka Hada Joogana Aanu Gudan Karin Masuuliyada Ka Saaran Gobolka,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEYNEWSNEYWORK(GNN)

GABILEY OFFICE