Daawo Shacabka Reer Wajaale Oo Siwayn Ugu Dabaal Degay Xuska 18Ka May Iyo Maamulka Oo Siwayn Uso Agaasimey

Wajaale(GNN)Shacabka Reer Somaliland Maanta Waxey U Ahayd Maalin Qaran Waxana Loo Dabaal Degayay Xuska 18ka May Shacabka Magaalada Wajaale Ayaa Isugusoo Baxey Wadooyinka Iyo  Suuqyada Magaalada Waxeyna Muujinayeen In Maalintan Qaran Ee 18ka May Ee  Sanad Guuradii 27 Ee Kaso Wareegtay Markii Somaliland Xoriyada Kalaso Noqotey Somalila,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

 

REPORTER JACFAR CAWL HERERI

GABLEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE