Daawo Shirkada Sagaljet Oo Magaalada Wajaale Kuso Gabagabeysay Tartan Kubada Cagta Ah Iyo Gudoomiyaha Laanteda Wajaale Oo Door Muuqda Ka Qaatey Qabsoomida Koobkaasi

Wajaale(GNN)Shirkada Casriga Ah Ee Sagaljet Ayaa Soo Xidhey Tartan Kubada Cagta Ah Oo Ayku Hirdamayeen Kooxaha Degmada Wajaale Tartankan Oo Ka Socday Garoonka Siiraanyo Stadiam Ayaa Waxa Soo Qabanqaabisey Shirkada Sagaljet Oo Ah Shirkad Dooneysa In Dhalinyarada Lagu Dhiirigaliyo Hanaanka Ciyaaraha Si Looga Baajiyo Tahriibta Iyo Mukhaadaradka,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABLEYNEWSNETWORK(GNN)

WAJAALE OFFICE

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992