WARARKA




DAAWO ; Suldaanka Qurba Joogta Somaliland Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.

Hargeisa(GNN):-Suldaanka ย Guud ee Qurba Joogta Somaliland ย Suldaan Cabdilaahi Cismaan Aw Xasan oo ka mid ah Madax-Dhaqameedka Somaliland E e qurbaha ayaa waxaa maanta Si diiran loogu soo Dhaweeyay Madaarka Cigaal ย ee Magaalada Hargaysa.

suldaan qur 1

waxana halkaasi ku soo dhaweeyay Madax-dhaqameed, Aqoonyahan iyo Siyaasiyiinta kala duwan ee Dalka,

ย Ugu Horayn waxaa kalmado soo dhawayn ah ka jeediyay Caaqil Muuse Ciise Xirsi, Aqoonyahan Luqmaan Xamse Gaada-wayne, Jiif Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan, Siyaasi Muuse Muxumed ย Guuleed (Muuse Inji). Iyo xubno kale oo tiro badan.

qurba joog

Ugu Danbayn Waxaa halkaa kalmado mahadnaqa ka yidhi Suldaan Cabdilaahi Cismaan Aw Xasan, isagoo Dhanka kalena ย ย baaq nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku dhexmartay Deegaanka Ceel-afwayn ee gobolka sanaag isagoo ugu baaqay in ay ย si deg deg ah u joojiyaan Dhiiga bilaa macnaha ku daadanaya.ee dadka walaalaha ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

ย