Daawo Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jartey Hudheel Cusub Oo Laga Furey Caasimada Hargeisa

Hargeisa(GNN) Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jartey Hotel Cusub Oo Dad Chani ah Ka Furtey Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Wasiirka Ayaa Sheegtey In Wadanaka Cid Walba Ay Maal Gashan Karto Iyo Oo Ganasi Wadanka Laga Abuuro Wasiirka Ayaa Sidoo Kale Umahad Celisey Ganacsade Haas Wadanka Ka Furey Huteel Kaas

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

Gabiley.netNewsnetwork(Gabiley.net)

GABILEY OFFICE