Daawo Xildhibaan Xirsi Ciise Jamac Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Wasiirka Maaliyada

Hargeisa(GNN) Xildhibaan Xirsi Ayaa Ku Ee Deeyay Inuu Wasiirka Wasaarada Horumarinta Somaliland Inuu Gobolka Sool Uu Munaasibad Kaga Hadley Hadalo Diinta Iyo Dhaqanka Ka Baxsan Xildhibaan Xirsi Ayaa Sidoo Kale Madaxweyne Muuse U Sheegay Inay Wasiirada Uu Xukumo INuu Markey Ku Kacaan Falalkaasi Wax Laga Qabto

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

Gabileynewsnetwork(Gabiley.net)

GABILEY OFFICE