Daawo Xukumada Oo Gargaar Raashina Gaadhsiisey Deeganada Waqooyiga Gobolka Gabiley Ee Roobabkii Duufanada Watey Waxyeelada Soo Gaadhsiiyeen

Gabiley(GNN)Kadib Markii Roobab Dufaano Iyo Dabeylo Wata AY Ku Dhufteen Waqooyiga Gobolka Gabiley Iyo Xeebaha Galbeedka Somaliland Ayaa Waxa Ka Dhashey Khasaare Aad Ubaaladhan Oo Iskugu Jira Naf Iyo Duunyo Ayaa Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Kan Degmada Oo Ku Shaqeynayay Amaamiirta Xukumada Iyado Laga Duulayo  In La  Qaybiyo  Deeqihii Ay Keeneen Wadamada Sucuudiga Imaaraadka Iyo Xukumada Oo  Qaybwayn Ka  Kuleh Hanaanka Loogu Gurmanayo Dadkan Masiibadu Soo Gaadhey  Ayaa Waxa Gargaar Rashina La Gaadhsiiyay Deegganaada Waqooyiga Ee Gobolka Gabiley Ee Ay Saameynta Ku Yeeelatey Duufaantii Ku Dhufatey Xeebaha Somalialnd  Oo Loogu Magac Darey 1

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

Deeqahan Raashinka Ah Ayaan Si Buuxda Loowada Gaadhsiin Goobaha Ay Dhibaatadu Ka Dhacdey,Xaga Maanta Laso Gaadhsiiyay Qaar Ka Mida Meelahha Masiibadu Ka Haleeshay ,Iyado Xukumadu Ka Jawaabasa Qorshaha Ku Aaadan In Gurmad Degdega loo Fidiyo Dadka Masiibooyinka Dabiiciga Ah  Haleelaan,Walina Lama Gaadhin Goobihii Ugu Dhibaatada Badnaa,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE