Hargeisa(GNN):-Masuluuliyiinta ugu saraysa Asxaabta Qaranka Somaliland oo maanta si wada jir ah Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Go’aan mid ah ka qaatay Dagaalka Tukaraq waxaanay taageero balaadhan u muujiyeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, Sidoo kalena waxa ay fariin adag u direen Maamulka Xamar.